Waqtiga haisaga lumin

Table of contents

No heading

No headings in the article.

Waqtiga iyo hadalka ayaa laguu xisaabin doonaa , waxaa la inkiri doonaa wixii saxnaa halka inta qaladka ah ee kaa dhacay la daba hayn doono , laguna hordhiggi doono markii aad yara hadashidba . Qofka sida dhabta ah kuu daneenaya , xaalad waliba kaagama taggi doono, waa uu kuu dulqaadan doonaa , qaladkaagana halqabsi kama dhiggan doono — wax laisu huro waqtigaa u muddan , aan is ka warhayno hadii ay noqotay dhibaato wax loo arko , buuqna abuuro ; hadaba waqtigaaga haku lumin qofkaasi , meel lagaa rabo ayaa jirta ee halkaa beegso — Be free “ maxaa qof danaystay ka agqabanaysaa !. — Hassan Abdijabar